Maxaa ka jira in Al-shabaabkii ugu badnaa ay soo galeen Magaalada Muqdisho?

Dagaalyahanadii ugu badnaa ee ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay iney soo galeen Magaalada Muqdisho maalmihii ugu dambeeyey sida uu sheegay Wasiirkii hore ee Amniga  C/risaaq Cumar Maxamed oo ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. C/risaaq Cumar Maxamed ayaa intaas ku daray in ilo dhinaca sirdoonka ah oo lagu kalsoon yahay ay … Continue reading Maxaa ka jira in Al-shabaabkii ugu badnaa ay soo galeen Magaalada Muqdisho?